Quran Apps in many lanuages:

Surah An-Naba Ayahs #9 Translated in Somali

ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca).
أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا
Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin.
وَالْجِبَالَ أَوْتَادًا
Buurahana Rukummo (ka yeelin).
وَخَلَقْنَاكُمْ أَزْوَاجًا
Miyannaan idinka Abuurina Noocyo.
وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا
Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin.

Choose other languages: